Daroogo badan oo lagu soo qariyay kartoono ay ku qornaayeen Magaca Ronaldo oo la qabtay (Sawirro)

Ciidamada booliiska dalka Mareykanka ayaa gacanta ku dhigay daroogo badan oo lasoo galiyay magaalada New Yourk, waxaana daroogadan lagu soo qariyay kartoono ay ku qoran yihiin magacaa ciyaaryahanka Cristiano Ronaldo. Howlgal ay ciidamada booliiska Mareykanka ka sameeyeen magaalada New Yourk ayey kusoo qabteen daroogo tiro badan oo nuuca kookeenta ah, waxaana daroogadan la qabtay lagu … Continue reading Daroogo badan oo lagu soo qariyay kartoono ay ku qornaayeen Magaca Ronaldo oo la qabtay (Sawirro)